Tayada Alaabtaadu
Waa Mudnaanteenna.
AN Industries Partnership waxay soo saartaa caagadaha PET ee 1L iyo 0.5L kuwaas oo ilaalinaya nadaafadda, badbaadada iyo tayada wax-soo-saarkaaga, si alaabtaadu u gaarto macaamiisha iyadoo kalsooni buuxda leh.
Caagado Nadiif Ah Oo Tayo Sare Leh
Waxaan soo saarnaa caagado PET ah oo tayo leh, kuna habboon baahiyaha ganacsi ee kala duwan.

Caagada 0.5 Litir
Ku habboon biyaha iyo cabitaannada. Fudud, adag, oo la qaadan karo.

Caagada 1.0 Litir
Ku habboon caanaha, biyaha iyo cabitaannada kale ee waaweyn.
Qaybaha aan u Adeegno Iyo Warshadaha
Waxaan caagado u soo saarnaa warshadaha biyaha, cabitaannada, caanaha iyo agabka nadiifinta.
Warshadaha Biyaha
Caagado badbaado leh oo loogu talagalay biyaha la cabbo.
Cabitaannada & Juusaska
Caagado loogu talagalay dhammaan noocyada juusaska.
Warshadaha Caanaha
Caagado ku habboon caanaha iyo waxyaabaha laga dhigo.
Nadiifinta & Kiimikada
Caagado adag oo loogu talagalay saabuunta iyo kiimikooyinka.
Shirkad Ku Dhisan Tayo, Nadaafad & Kalsooni
AN-Industory waxay soo saartaa caagado PET ah oo tayo iyo nadaafad leh, kuwaas oo loogu talagalay warshadaha kala duwan.
Hadafkayaga
Inaan macaamiisheena siino caagado tayo leh oo badbaado ah, kuna yimaada qiimo macquul ah.
Aragtidayada
Inaan daboolno baahida caagadaha ee warshadaha kala duwan ee deegaanka.
Tayo
Caagado tayo leh
Kalsooni
U adeegidda macaamiisha
Horumar
Cusboonaysiinta wax-soo-saarka
Ammaan
Caagado u badbaado leh caafimaadka